Madaxweyne Deni oo Eedeymo culus u jeediyay Dowlada federaalka Soomaaliya (Akhriso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi oo deni aya khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka wadagashiga Puntland ee maanta ka furmay magaalada Garoowe. Khudbada madaxweynaha oo u badnayd dhaliil iyo tabasho dowladda federaalka ayaa sidoo kale uu ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee Puntland soo martay 21 sanno ee ay jirtay. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in … Continue reading Madaxweyne Deni oo Eedeymo culus u jeediyay Dowlada federaalka Soomaaliya (Akhriso)